Home » Horyaalada » La Liga Spain » Tababare Ancelotti ” El Classico Waa Kulan U Baahan In Maskaxda Laga Cayaaro Awoodna La Adeegsado”

Tababare Ancelotti ” El Classico Waa Kulan U Baahan In Maskaxda Laga Cayaaro Awoodna La Adeegsado”


ancelotti-660x330

Ka hor kulanka El Classico macalin Carlo Ancelotti ayaa saxaafada la hadlay wuxuuna adeegsada fikrad uu doonayo inuu xidigahiisa culeeska kaga qaado.

Macalinka reer Talyaani aya sheegay in kulanka Barcelona iyo Real Madrid caawo ku wada balansan yihiin uu noqon doono kulan maskaxda laga cayaari doono balse uusan ahayn kulan waali u baahan.

“Kulan El Classico ma ahan cayaar dadaal iyo xoog u baahan balse waa kulan maskaxda laga cayaari doono”

“kooxdeyda kulankan adag jir ahaan diyaar ayay u tahay weliba soo laabashada Ramos iyo Modric awood dheeraad ah ayay nagu soo kordhin doontaa”

“Waligay kuma fikirin inaan kulan u dagaalamo dhibi sidii aan ku heli lahaa sidaa darteed kulanka caawo hadafkeena wuxuu yahay inaan guuleesano karti ahaana midaas waan sameyn karnaa”

Geeska kale tababare Ancelotti ayaa meesha ka saaray in Cristiano Ronaldo uusan kulankan adag u diyaarsaneyn.

“Ronaldo xaalad wanaagsan ayuu ku sugan yahay wuxuu sameeyay tababar adag sidoo kalena diyaar uu u yahay inuu bandhig wanaagsan ka muujiyo balse El Classico balse dhamaan xidigaha Real Madrid ayaa midaas laga rabaa”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>