Kabtan Thiago Silva oo kubada cagta mudo dheer kusoo dhex jiray ayaa caalamka la wadaagay kooxdiia riyada iyo xidigaha kasoo muuqdeen.
Daafacan ka tirsan xulka Brazil iy naadiga PSG ayaa si rasmi ah shaaca ug qaaday 11-ka xidig ee uu u arko inay caalamka ugu wanaagsan yihiin.
Sidoo kale Thiago Silva ayaa sheegay iuu xidigahan ku doortay madaama ay shaqsi ahaantiisa kaga yaabsadeen waxqabadkooda aadka sareeyo.
Fadlan hoos kaga bogo xidigaha nasiibka u yeesheen inay ka mid noqdeen kooxda riyada ee Thiago Silva:
Goolhaye: Hugo Lloris
Daafaca: David Luiz, Thiago Silva, Maxwell, Mahamadou Dabo (Lyon)
Khadka dhexe: Blaise Matuidi, Paul Pogba, Angel Di Maria
Weerarka: Frank Ribery, Zlatan Ibrahimovic, Karim Benzema