Kusoo dhawaada qiimeynteenii taxanaha ahayd oo aan todobaad walbo idin kugu soo gudbin jirnay kooxaha ugu wanaagsan qaarada Yurub iyo guulaha ay gaareen.
Qiimeyntan ayaa lagu saleeyaa koox walbo waxa u qabsoomay tan iyo markii uu xili cayaareedkan bilaawday iyo ilaa haatan heerka ay taagan tahay.
Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 25-ka naadi ee aduunka ugu wanaagsan:

25. Lazio: todobaadkii hore kaalinta 23-aad

24. Ajax: qiimeynta wey ku cusub tahay

23. PSV Eindhoven: todobaadkii hore kaalinta 24-aad

22. Bayer Leverkusen: todobaadkii hore kaalinta 21-aad

21. Borussia Monchengladbach: todobaadkii hore kaalinta 19-aad

20. Lyon: todobaadkii hore kaalinta 22-aad

19. Marseille: todobaadkii hore kaalinta 14-aad

18. Zenit St. Petersburg: todobaadkii hore kaalinta 12-aad

17. Valencia: todobaadkii hore kaalinta 16-aad

16. Wolfsburg: todobaadkii hore kaalinta 20-aad

15. FC Porto: todobaadkii hore kaalinta 13-aad

14. Benfica: todobaadkii hore kaalinta 18-aad

13. Southampton: todobaadkii hore kaalinta 17-aad

12. Sevilla: todobaadkii hore kaalinta 11-aad

11. Arsenal: todobaadkii hore kaalinta 9-aad

10. Napoli: todobaadkii hore kaalinta 15-aad

9. Manchester City: todobaadkii hore kaalinta 7-aad

8. Roma: todobaadkii hore kaalinta 10-aad

7. Atletico Madrid: todobaadkii hore kaalinta 5-aad

6. Juventus: todobaadkii hore kaalinta 8-aad

5. Barcelona: todobaadkii hore kaalinta 6-aad

4. Paris Saint-Germain: wax isbadal ah ma sameynin.

3. Chelsea: wax isbadal ah ma sameynin

2. Real Madrid: wax isbadal ah ma sameynin
1. Bayern Munich: wax isbadal ah ma sameynin