Home » Maxaa Cusub » U Qaas Ah Man United: 9-Xidig Oo Ay Kooxdan Ku Raad Joogto Inay Bisha Janaayo Lasoo Saxiixato

U Qaas Ah Man United: 9-Xidig Oo Ay Kooxdan Ku Raad Joogto Inay Bisha Janaayo Lasoo Saxiixato


FBL-EUR-C1-JUVENTUS-CHELSEA

Kooxda Man United dadaal uma yaro xili cayaareedkan hadana weli wax badan ayaa ka qaldan madaama kooxdan ay 13-dhicbood ka hooseyso naadiga Chelsea oo horyaalka England hogaamineyso.

Sidaa darteed qaar ka mid ah wargesyada dalka England ayaa soo bandhigeen liis ay ku qoran yihiin 9-laacib oo ay United dooneyso inay bisha Janaayo lasoo saxiixato.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha United ay dooneyso inay lasoo saxiixato oo ay bisha Janaayo ahmiyad gaar ah siin doonto:

Dani Alves, FC Barcelona

Fredy Guarin, Inter Milan

Mats Hummels, Borussia Dortmund

Aymeric Laporte, Athletic Bilbao

Enzo Perez, Benfica

Winston Reid, West Ham United

Kevin Strootman, AS Roma

Arturo Vidal, Juventus

Ron Vlaar, Aston Villa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>