Home » Maxaa Cusub » Valencia Oo Instagram-ka Ku Raali Galiyay Jamaahiirta & Ciyaartoyda Man United Kadib Qaladkii Kulankii Arsenal

Valencia Oo Instagram-ka Ku Raali Galiyay Jamaahiirta & Ciyaartoyda Man United Kadib Qaladkii Kulankii Arsenal


Valencia

Wiilka shaqada badan ee reer Ecuador Antonio Valencia ayaa lugtiisa ku ciqaabay kooxdiisa United kadib markii uu masuul ka ahaa inuu dhasho goolkii guusha oo uu Arsenal u dhaliyay Danny Welbeck kulankii FA Cupka ee isniintii dhacay.

Valencia ayaa kubad gaaban u dhiibay De Gea inkastoo Welbeck uu si fiican uga faa’ideystay taasina waxey keentay in Arsenal ay Old Trafford ku badiso mudo kadib.

Si kastaba xidigii hore Wigan Athletic ayaa raali galin buuxda ka bixiyay qaladkaas isagoo ka codsaday iney iska iiloobaan wixii uu falay.

29-jirkaan heerka caalami ayaa ka mid ah wiilasha ugu muhiimsan Louis Van Gaal wuxuuna ka codsaday kooxda in diirada la saaro kulanka ay axada la yeelan doonaan Tottenham Hotspur.

FhtSrN0 Antonio Valencia apologises to Man United fans & his teammates after 2 1 defeat to Arsenal [Instagram]

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>