Home » Maxaa Cusub » Waa Habaaran Yahay!!!.. Falcao Oo Xitaa Hal Gool Dhalin Waayay Kulan Ay Da’yarta 21-Jirada United La Ciyaareen Tottenham (+ Sawiro) 

Waa Habaaran Yahay!!!.. Falcao Oo Xitaa Hal Gool Dhalin Waayay Kulan Ay Da’yarta 21-Jirada United La Ciyaareen Tottenham (+ Sawiro) 


article-2988702-2684957900000578-426_636x382

Mustaqbalka Radamel Facao ee kooxda Manchester United ayaa mugdi siigalayo kadib markii uu si rasmi ah u galay geedka Manchester United iyadoo aan lasoo safin kulankii habeenkii Talaaada ay Arsenal u baxeyn.

Faclao ma uusan u cayaarin Manchester United  xataa Hal Daqiiqo tan iyo markii ay kooxda Manchester United guusha ka gaartay Kooxda Sunderland bishii lasoo dhaafay waxaana lagu ilaaway Keydka.

Xidigaan oo kooxda Manchester United mushaar ahaan uga qaato £250,000 asbuucii ayaa la safay kulan ay 21 Jirada United la cayaareen kooxda Tottenham.

Radamel Falcao losing his footing as he tries to escape the attentions of Bongani Khumalo (left)

Go’aanka uu qaatay Macalin Van Gaal oo ah inuu ku daro 29 jirkaan kooxda 21 Jirada United ayaa ka dhigan in Xidigga Reer Colombia xaaladiisa Caafimaad aysan wanaagsaneyn.

Si Kastaba, Macalinka United ayaa sida caadi ah looga bartay inuu safo kulamadaan oo kale xidigaha dhaawaca kasoo labto.

Laakiin nasiib xumada heysata xidigaan ayaa sii badatay markii uu awoodi waayey inuu hal gool dhaliyo kulankaan isagoo saftay ilaa 72 Daqiiqo, waxayna saxaaafada Ingiriiska qaarkood cinwaanadooda hore kusoo qoreen (Wuu Habaaran yahay!!!)

Ugu Dambeyntii Xaaladda Caafimaad ee Falcao ayaan aheyn mid taam ah tan iyo markii uu  dhaawacmay  November taasoo sababtay inuusan xulkiisa Colombia u cayaarin koobkii adduunka ee lagu qabtay Dalka Brazil.

Falcao reacts as a chance goes by

Falcao heads the ball towards goal but his drought goes on after another unsuccessful outing

United coaches Ryan Giggs (back row, second left) and Nicky Butt (back row, second right) watch on

Rafael (centre) is congratulated on his goal

Falcao looks to get in between the Tottenham defence at Old Trafford as United are held by Spurs

Falcao has another effort on goal but is again frustrated as United searched for the winner

Capture

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>