Home » Europe » Champions League » Waa Kuma Xidiga Qaatay Jaalihii Ugu Dhaqsiyaha Badnaa Tartanka Champions League?

Waa Kuma Xidiga Qaatay Jaalihii Ugu Dhaqsiyaha Badnaa Tartanka Champions League?


Oleksandr Kucher

Habeenkii talaadada waxaa buuga taariikhaha tartamada yurub lagu qoray Cristiano Ronaldo oo noqday xidiga ugu goolasha badan, balse Oleksandr Kucher oo isna ka tirsan kooxda Shakhtar Donetsk ayaa isna dhinaciisa ka galay taariikhda tartanka Champions League.

Oleksandr Kucher ayaa noqday xidigii qaatay jaalihii ugu dhaqsiyaha badnaa tartanka horyaalada yurub Champions League markii uu casaan ku qaatay qalad uu ku galay Mario Goetze daqiiqadihii ugu horeeyay ciyaarta.

Kaliya 2-daqiiqo iyo 39-ilbiriqsi ayey ku qaadatay inuu ka baxo garoonka markii uu xerada ganaaxa qalad uga galay Goetze, nusqaantaas waxey keentay in Bayern Munich ay 7-gool ku garaacdo Shakhtar Donetsk.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>