Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwee 10-ka Cayaaryahan Ee Lacagaha Ugu Badan Qandaraaskooda Lagu Jebin Karo Xiligan?

Waa Kuwee 10-ka Cayaaryahan Ee Lacagaha Ugu Badan Qandaraaskooda Lagu Jebin Karo Xiligan?


Release-clauses1

Madaama uu suuqa Yurub haatan furan yahay sidoo kalena kooxaha ugu caansan ay baadi goob ugu jiraan saxiixyada xidigo tayo wanaagsan.

Waxaa si rasmi ah daaha looga qaaday xidigaha lacagaha ugu badan kooxahooda ay dul dhigeen sidoo kalena qandaraaskooda lacago waali ah lagu jebin karo.

Ujeeda ay arinkan kooxaha u sameeyeen ayaa ah in looga leexdo cayaartooydooda ama hadii ay fasaxayaana ay lacago badan ku helaan qandaraaska adag ee la dul dhigay.

Sidaa darteed hoos kaga bogo 10-ka cayaaryahan ee lacagaha ugu badan qandaraaskooda lagu jebin karo xiligan:

10. Koke – Atletico Madrid qandaraaskiisa waxaa lagu jebin £41.8m

9. Ryan Gauld – Sporting Lisbon qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £41.8m

8. Aymeric Laporte – Athletic Bilbao qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £50m

7. Gareth Bale – Real Madrid qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £75m

6. Jordi Alba – Barcelona qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £104.5m

5. Sergio Ramos – Real Madrid qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £125m

4. Neymar – Barcelona qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £132.4m

3. Andres Iniesta – Barcelona qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £139.4m

2. Lionel Messi – Barcelona qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £174.2m

1. Cristiano Ronaldo – Real Madrid qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa £697.6m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>