Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa kuwee 10-ka kubad Sameeye Ee Haatan Caalamka Ugu Wanaagsan:

Waa kuwee 10-ka kubad Sameeye Ee Haatan Caalamka Ugu Wanaagsan:

andres_iniesta_1400386c

Aqristaayeesha sharafta leh maantana waxaan idiin heynaa 10-ka kubad sameeye ee ugu wanaagsan qaarada Yurub xiligan waxaana warbixintan lagu saleeyay kaliya xidigaha ka wareer galaan lambarka 10-aad ama booska ka dambeeyo weeraryahanada sida darteed qiimeyntan kuma jiraan xidigaha ka cayaraan garbaha midig ama bidix ee khadka dhexe kuma jiraan hadaba waa kuma 10-ka kubad sameeye ee sida weyn Yurub looga tixgaliyo:

10) Mario Gotze – Bayern Munich & Germany

9) Mathieu Valbuena – Marseille & France

8) Marek Hamsik – Napoli & Slovakia

7) Wesley Sneijder – Galatasaray & Holland

6) Isco – Real Madrid & Spain

5) Oscar – Chelsea & Brazil

4) Cesc Fabregas – Barcelona & Spain

3) David Silva – Manchester City & Spain

2) Mesut Ozil – Arsenal & Real Madrid

1) Andres Iniesta – Barcelona & Spain


Waxaa Aqrisay: (1141)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>