Kabtanka xulka England Wayne Rooney kulankiisii ugu dambeeyay wuxuu xulkiisa u dhaliyay 1-gool kulankii ay 5-0 ku xaaqeen xulka San Marino , guud ahaan Rooney ilaa haatan England wuxuu u dhaliyay 43-gool.
Sidaa darted 8-gool ayuu u baahan yaha si uu u noqdo taariikh ahaan laacibka ugu goolasha badan xulka England, hadaba hoos kaga bogo 10-ka laacib ee xulka England ugu goolashs badan, xidiga hogaaminaayo, kaalinta uu Rooney kaga jiro iyo laacibiinta kale ee England goolasha badan u dhaliyeen:
10) Frank Lampard (29 Goals)
9) Vivian Woodward (29 Goals)
8) Tim Finney (30 Goals)
7) Alan Shearer (30 Goals)
6) Nat Lofthouse (30 Goals)
5) Michael Owen (40 Goals)
4) Wayne Rooney (42 Goals)
3) Jimmy Greaves (44 Goals)
2) Gary Lineker (48 Goals)
1) Sir Bobby Charlton (49 Goals)