Madaama kooxda Man City at la xariirtay tababaro kala duwan sida Diego Simeone iyo Brendan Rodgers si hogaanka garoonka Etihad ugu wareejiso.
Waxaa daaha laga qaaday 10-ka macalin ee haatan Yurub loogu doonista badan yahay madaama ay kooxahooda shaqo wacan ka qabteen sidoo kalena xirfadooda macalinimo aad loo amaanay.
Hadaba hoos kaga bogo magacyada macalimiinta farta lagu wada fiiqay xiligan la joogo:

10) Slaven Bilic (Besiktas)
9) Ronald Koeman (Southampton)

8) Antonio Conte (Italy National Team)
7) Laurent Blanc (Paris Saint Germain)

6) Rafael Benitez (Napoli)
5) Frank De Boer (Ajax)

4) Brendan Rodgers (Liverpool)
3) Jurgen Klopp (Borussia Dortmund)

2) Pep Guardiola (Bayern Munich)
1) Diego Simeone (Atletico Madrid)