Kama hadleyno xidigaha dhalintooda wanaagsan tahay boos walbo oo ka cayaaraan balse daraasadan waxay ku saabsan tahay laacibiinta lambarka 9-aad oo kaliya ka cayaaraan kuwooda ugu tayada wanaagsan xiligan la joogo waxaana xidigahan lagu amaanay dhalintooda wanaagsan iyo sida ay kubada u dhiibaan.
Hadaba hoos kaga bogo weeraryahanada haatan ugu wanaagsan qaarada Yurub:
9) Jackson Martinez (Porto)
8) Paco Alcacer (Valencia)
7) Gonzalo Higuain (Napoli)
6) Mario Mandzukic (Atletico Madrid)
5) Edinson Cavani (Paris Saint-Germain)
4) Robert Lewandowski (Bayern Munich)
3) Radamel Falcao (Manchester United)
2) Karim Benzema (Real Madrid)
1) Luis Suarez (Barcelona)