Waxaa gabo gabo ku dhow Premiership-ka England sidiaa darteed dhawaan waxaa lasoo bandhigay 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalkan xili cayaareedkan 2014/15.
Balse waxaan idiin heynaa warbixin ku saabsan xidigaha dhanka garabka midig ama bidix ee daafaca ka cayaaraan kuwooda waxqabadka ugu wanaagsan xili cayaareedkan EPL kasoo bandhigeen.
Waxaana xidigahaas ka mid ah kuwa hoos ku xusan:
10) Danny Rose (Tottenham Hotspur)
9) Alberto Moreno (Liverpool)
8) Aaron Cresswell (West Ham United)
7) Ryan Bertrand (Southampton)
6) Ashley Young (Manchester United)
5) Hector Bellerin (Arsenal)
4) Leighton Baines (Everton)
3) Cesar Azpilicueta (Chelsea)
2) Nathaniel Clyne (Southampton)
1) Branislav Ivanovic (Chelsea)