Home » Europe » Waa Kuwee Macalimiinta Waqti Dheer Hogaaminayeen Xulalka Reer Yurub?

Waa Kuwee Macalimiinta Waqti Dheer Hogaaminayeen Xulalka Reer Yurub?


Vittorio_Pozzo

Madaama macalinka xulka Denmark Morten Olsen uu shaaca ka qaaday marka tartanka Euro 2016 uu xulka iska dhiibi doono waxaa daaha laga qaaday macalimiinta waqtiga ugu dheer hogaaminayeen xulalka reer Yurub.

Morten Olsen wuxuu ka mid yahay macalimiinta waqtiga ugu dheer xulalka reer Yurub hogaaminayeen madaama uu jagada xulka Denmar haayay tan iyo sanadii 2000.

Hadaba hoos kaga bogo macalimiinta waqtiga ugu dheer hogaamiyeen xulalka reer Yurub:

Vittorio Pozzo (Italy, 1929–48): 19-sano ayuu hogaaminaayay

Hugo Meisl (Austria, 1919–37): 18-sano ayuu hogaaminaayay

Paul Philipp (Luxembourg, 1985–2001): 16-sano ayuu hogaaminaayay

Walter Winterbottom (England, 1946–62): 16-sano ayuu hogaaminaayay

Morten Olsen (Denmark, 2000–ilaa haatan): 15-sano ayuu hogaaminayaa

Giampaolo Mazza (San Marino, 1998–2013): 15-sano ayuu hogaaminaayay

Bob Glendinning (Netherlands, 1925–40): 15-sano ayuu hogaaminaayay

Helmut Schön (West Germany, 1964–78): 14-sano ayuu hogaaminaayay

Sepp Herberger (West Germany, 1950–64): 14-sano ayuu hogaaminaayay

Billy Bingham (Northern Ireland, 1980–94): 13-sano ayuu hogaaminaayay

GuyThys (Belgium, 1976–89) : 13-sano ayuu hogaaminaayay

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>