Xili cayaareedkan 2014/15 ayaa haatan dhamaad ku dhow waxaana la filaa in bisha June ee nagu soo fool leh inay kooxaha reer Yurub saxiixyo badan sameeyaan.
Hadaba waxaa jiraan xidigo haatan siweyn magacooda loo hadal haayo lana filaayo in xagaagan suuqa Yurub magacooda uusan ka bixin madaama loo badinaayo in kooxahooda ay ka tagi doonaan.
Waxaana xidigahaas ka mid ah:
Nani (Manchester United)
Iker Casillas (Real Madrid)
Danny Ings (Burnley)
Petr Cech (Chelsea)
Christian Benteke (Aston Villa)
Paulo Dybala (Palermo)
Geoffrey Kondogbia (Monaco)
Harry Kane (Tottenham Hotspur)
Antoine Griezmann (Atletico Madrid)
Koke (Atletico Madrid)
Paul Pogba (Juventus)
Grathe Bale (Real Madrid)