Madaama xili cayaareedkan 2014/15 soo idlaaday sidoo kalena sanadkan mudo 6-bilood ah aan ka qabno waxaa lasoo bandhigay saxiixyadii ugu xumaa oo ay bishii Jaaayo sameeyeen qaar ka mid ah kooxaha reer Yurub.
Madaama xidigaha bishii Janaayo la iibsaday mudo 6-bilood ah ay kooxahooda ka tirsan yihiin waxaa la qiimeyn karaa laacibiinta bilawgii sanadkan lasoo gatay mid walbo wax qabadkii uu la yimid.
Sidaa darteed hoos kaga bogo cayaartooydii ugu xumeed ee bilawgii sanadkan kooxaha reer Yurub iibsadeen sidoo kalena fashilmeen:
Seydou Doumbia, CSKA Moscow to Roma
Andrej Kramaric, Rijeka to Leicester City
Xherdan Shaqiri, Bayern Munich to Inter Milan
Kevin Kampl, Red Bull Salzburg to Borussia Dortmund
Nelson Oliveira, Benfica to Swansea City
Suso, Liverpool to AC Milan
Carles Gil, Valencia to Aston Villa
Yaya Sanogo, Arsenal to Crystal Palace
Eljero Elia, Werder Bremen to Southampton
Lukas Podolski, Arsenal to Inter Milan
Juan Cuadrado, Fiorentina to Chelsea
Marko Marin, Chelsea to Anderlecht
Samuel Eto’o, Everton to Sampdoria
Mauro Zarate, West Ham United to QPR
Hatem Ben Arfa, Newcastle United to Nice