Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Saxiixyadii Ugu Xumaa Oo Ay Man United Sameesay 20-sano Ee Ugu Dambeesay?

Waa Kuwee Saxiixyadii Ugu Xumaa Oo Ay Man United Sameesay 20-sano Ee Ugu Dambeesay?


fergie_worst_1403897c

Man United waa kooxda ugu guulaha Premiership-ka England sidoo kalena naadigan faca weyn waxaa usoo cayaareen ama haatanba ku sugan inta badan xidigaha aduunka ugu tayada wanaagsan.

Balse maanta waxaan idiin heynaa taariikh ahaan saxiixayadii ugu xumaa oo ay kooxdan sameesay 20-sano ee ugu dambeesay, waxayna laacibiintaan ku guul dareesteen inay kasoo baxaan kaalintooda ama ay bandhig wanaagsan ka dhex muujiyaan gudaha garoonka Old Trafford.

Waxaana xidigahaas nasiibka xun ka mid ah:

Alexander Buttner

Anderson

Bebe

David Bellion

Diego Forlan

Dimitar Berbatov

Dion Dublin

Dong Fangzhou

Eric Djemba-Djemba

Gabriel Obertan

Jordi Cruyff

Juan Sebastian Veron

Karel Poborsky

Kleberson

Manucho

Mark Bosnich

Massimo Taibi

Owen Hargreaves

Roy Carroll

Shinji Kagawa

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>