Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorsheysan Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie

Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorsheysan Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie


Man United five strikers

Madaama Radamel Falcao ay Man Unites iska fasaxday sidoo kalena Robin Van Persie uu haatan heshiis la gaaray naadiga Fenerbahce.

Macalin Luis Van Gaal wuxuu ku qasbanaan doonaa xagaagan inuu ugu yaraan labo weeraryahan lasoo saxiixdo kuwaas oo Wayne Rooney caawin karaan xili cayaareedka cusub.

Hadaba Daily Mail ayaa u kuur galay weeraryahanada United siyaabo kala duwan ugu dabo joogto inay xagaagan ula soo saxiixato.

United ilaa haatan 5-weeraryahan ayaa qorsheesay inay la xariirto waxayna ka dooran doontaa labo ka mid ah.

Xidigaha United ay ku raad joogto ayaa kala ah Harry Kane, Edinson Cavani, Gonzalo Higuain, Karim Benzema iyo Thomas Muller.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha United dooneyso in mid walbo qiimaha kooxdiisa dul dhigtay:

Harry Kane (Tottenham Hotspur): qiimaha la dul dhigay £45million

Edinson Cavani (Paris Saint-Germain): qiimaha la dul dhigay £50m

Gonzalo Higuain (Napoli): qiimaha la dul dhigay £67m

Karim Benzema (Real Madrid): qiimaha la dul dhigay £40m

Thomas Muller (Bayern Munich): qiimaha la dul dhigay £60m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>