Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Taageerayaasha Horyaalka England Ugu Buuqa Badan Oo Aan Laga Nasan Karin!

Waa Kuwee Taageerayaasha Horyaalka England Ugu Buuqa Badan Oo Aan Laga Nasan Karin!


Anfield

Horyaalka England wa horyaalka aduunka ugu buuqa badan sidoo kalena waxaa horyaalkan laga cayaaraa kubad adag oo ku dheean xamaasad.

Inta badan garoomada horyaalka taageerayaasha soo galaan waa kuwo aan aamusin sidaa darteed waxaa si gaar ah xili cayaareedkan loo soo bandhigay 10-ka naadi ee heestaan taageerayaasha ugu buuqa badan.

Dabcan taageerayaashan waxay ka caawiyaan kooxahooda inay ka guuleestaan naadiyada usoo martiyaan madaama ay si joogto ah u dhiiri galiyaan cayaartooydooda.

Hadaba hoos kaga bogo 10-ka naadi ee xili cayaareedkan ugu buuqa badan oo aan laga nasan karin:

Arsenal

Sunderland

Chelsea

West Ham United

Newcastle United

Stoke City

Everton

Aston Villa

Manchester United

Liverpool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>