Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Taariikh Ahaan Xidigaha Ugu Qaalisan Ee Kooxaha Premiership-ka England Iibsadaan

Waa Kuwee Taariikh Ahaan Xidigaha Ugu Qaalisan Ee Kooxaha Premiership-ka England Iibsadaan


Raheem-Sterling-Man-City

Ayadoo la filaayo in Raheem Sterling uu si rasmi ah ugu biiro kooxda Man City sidoo kalena 20-jirkan lagu iibsna doono £49m.

Waxaa daaha laga qaaday taariikh ahaan xidigaha ugu qaalisan oo ay kooxaha reer England iibsadaan kuwaas oo lacago aad u fara badan lagu soo xero galiyay.

Xogtaan ayaa lagu saleeyay kooxaha EPL iyo xidigaha ay qasnadooda u fureen kuna soo xero galiyeen lacago lala fajacay.

Fadlan hoos kaga bogo taariikh ahaan laacibiinta kooxaha EPL lacago aad u fara badan kusoo iibsadeen:

10. Robinho (Real Madrid to Man City) £32.5m

9. Fernandinho (Shakhtar to Man City) £34m

8. Alexis Sanchez (Barcelona to Arsenal) £35m

7. Andy Carroll (Newcastle United to Liverpool) £35m

6. Juan Mata (Chelsea to Man United) £37m

5. Sergio Aguero (Atletico Madrid to Man City) £38m

4. Mesut Ozil (Real Madrid to Arsenal) £42.5m

3. Raheem Sterling (Liverpool to Man City) £49m

2. Fernando Torres (Liverpool to Chelsea) £50m

1.Angel di Maria (Real Madrid to Man United) £59.7m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>