Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Xidigaha 100-kulan Xulalkooda U Safteen Sidoo Kalena Caalamka Laga Heybesto

Waa Kuwee Xidigaha 100-kulan Xulalkooda U Safteen Sidoo Kalena Caalamka Laga Heybesto


waynerooney_3107626b

Kadib markii Wayne Rooney uu xalay xulkiisa England u saftay 100-kulan oo heer caalami ah waxaan idiin heynaa xidigo kubada cagta maqaam sare ka gaareen sidoo kalena xulalkooda 100-kulan oo heer caalami ah u safteen.

Waxaa xusid mudan in Pele iyo Diego Maradona aysan liiskan soo galin inkastoo ay yihiin labada laacib ee ebid ugu wanaagsan dhamaan xirfadlayaasha kubada cagta hadana labadan halyee midkoodna xulkiisa 100-kulan uma safanin!

Pele xulka Brazil wuxuu u saftay 92-kulan oo heer caalami ah halka Maradona uu Argentina u saftay 91-kulan.

Hadaba hoos kaga bogo halyeeyaasha xulalkoda 100-kulan u cayaareen kuwa ugu miisaanka badan kubada cagta:

  1. Landon Donovan, United States: 157-kulan, 57-gool iyo 4-Gold Cups
  2. Rafael Marquez, Mexico: 124-kulan, 15-gool, iyo 2 Gold Cups; 1 Confederations Cup
  3. Yasuhito Endo, Japan: 146-kulan, 13-gool iyo 2 Asian Cups
  4. Miroslav Klose, Germany: 137-kulan, 71-gool iyo 1 World Cup
  5. Luis Figo, Portugal: 127-kulan, 32-gool iyo koob la’aan
  6. Michael Laudrup, Denmark: 104-kulan, 37-gool iyo 1 Confederations Cup
  7. Javier Zanetti, Argentina: 145-kulan, 5-gool iyo 1 Olympic Gold Medal
  8. Paolo Maldini, Italy: 126-kulan, 7-gool iyo koob la’aan
  9. Iker Casillas, Spain: 158-kulan iyo 1 World Cup; 2 European Championships
  10. Gianluigi Buffon, Italy: 145-kulan iyo 1 World Cup
  11. Philipp Lahm, Germany: 113-kulan, 5-gool iyo 1 World Cup
  12. Bobby Moore, England: 108-kulan, 2-gool iyo 1 World Cup
  13. Roberto Carlos, Brazil: 125-kulan, 11-gool iyo 1 World Cup; 1 Confederations Cup; 2 Copa America tournaments
  14. Andrea Pirlo, Italy: 113-kulan, 13-gool iyo 1 World Cup
  15. Xavi Hernandez, Spain: 113-kulan, 1 World Cup; 2 European Championships
  16. Cafu, Brazil: 142-kulan, 5-gool iyo 2 World Cups; 1 Confederations Cup; 2 Copa America tournaments
  17. Lothar Matthaus, Germany: 150-kulan, 23-gool iyo 1 World Cup; 1 European Championship
  18. Bobby Charlton, England: 106-kulan, 49-gool iyo 1 World Cup
  19. Franz Beckenbauer, Germany: 103-kulan, 14-gool iyo 1 World Cup; 1 European Championship
  20. Zinedine Zidane, France: 108-kulan, 31-gool iyo World Cup; 1 European Championship

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>