Home » Horyaalada » La Liga Spain » Waa Kuwee Xidigaha Barca U Dhalinayay 10-kii Sano Ee Lasoo Dhaafay Wax Ka Badan 10-gool Xili Ciyaareed Walba

Waa Kuwee Xidigaha Barca U Dhalinayay 10-kii Sano Ee Lasoo Dhaafay Wax Ka Badan 10-gool Xili Ciyaareed Walba


MSN

Weeraryahanada MSN ayaa u muuqda kuwa ugu wanaagsan dhanka gool dhalinta waxqabadka 10-kii sano ee lasoo dhaafay kooxda Barcelona madama ay wali heystaan fursad weyn.

Messi ayaa dhaliyay 34-gool, halka Suarez uu dhaliyay 10-gool, waxaase intaas sii raaca in Neymar JR uu dhaliyay 18-gool kaliya waa kulamada horyaalka Spain.

Marka aad eegto 10-kii sano ee lasoo dhaafay ciyaartoyda xili ciyaareed walba Barca u dhalinayay wax ka badan 10-gool amaba 10-gool tirada wadar ahaan waxaa ugu fiicanaa xili ciyaareedkii 2011-2012 markaas oo tiro ahaan ay dhaliyeen xidigaha Messi, Alexis iyo Xavi goolal gaaraya 71-gool.

Sida kaaga muuqan doonta Messi ayaa ah mid sanad walba kasoo muuqda marka laga reebo sanadka 2005 iyo 2006, balse laga bilaabo 06/07 ilaa sanadkaan marna kama maqnaan.

Hadaba Hoos Ka Aqriso xili walba ciyaartoyda Barca u dhalineysay 10-gool iyo wax ka badan:

05-06…. Etoo 26, Ronaldinho 17 y Larsson 10
06-07…. Ronaldinho 21, Messi 14 y Etoo 11
07-08…. Etoo 16, Henry 12, Bojan y Messi 10
08-09…. Etoo 30, Messi 23 y Henry 19
09-10…. Messi 34, Ibra 16 y Pedrito 12
10-11…. Messi 31, Villa 18 y Pedrito 13
11-12…. Messi 50, Alexis 11 y Xavi 10
12-13…. Messi 46, Cesc 11 y Villa 10
13-14….Messi 28, Alexis 19 y Pedrito 15
14-15…. Messi 34, Neymar 18 y Luis Suárez 10

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>