Home » Europe » Waa Kuwee Xidigaha Ilaa Haatan Sida Xorta Ah Ay Kooxaha Reer Yurub Ku Heli Karaan?

Waa Kuwee Xidigaha Ilaa Haatan Sida Xorta Ah Ay Kooxaha Reer Yurub Ku Heli Karaan?


Dani Osvaldo

Inta badan xidigaha Yurub ugu caansan ee sida xorta ah lagu heli karay mar hore ayay ku biireen qaar ka mid ah naadiyada caalamka ugu caansan.

Hadana weli waxaa jiraan laacibiin tayo wanaagsan oo si xor ah lagu heli karo madaama ay koox la’aan yihiin.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigaha sida bilaashka ah kooxaha reer Yurub ku heli karaan:

Alberto Aquilani: da’diisa 31-sano

Tranquillo Barnetta: da’diisa 30-sano

Joey Barton: da’diisa 32-sano

Isaac Cuenca: da’diisa 24-sano

Yoann Gourcuff: da’diisa 29-sano

Dani Osvaldo: da’diisa 29-sano

Bakary Sako: da’diisa 27-sano

Taye Taiwo: da’diisa 30-sano

Ron Vlaar: da’diisa 30-sano

Andy Wilkinson: d’diisa 30-sano

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>