Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Xidigaha Mustaqbalka Dhow Oo Ay Kooxda Real Madrid Lasoo Saxiixan Doonto

Waa Kuwee Xidigaha Mustaqbalka Dhow Oo Ay Kooxda Real Madrid Lasoo Saxiixan Doonto


Pogba

Kooxda Real Madrid waxay ku caan baxday inay marwalbo lasoo saxiixato xidigaha ugu waxqabadka wanaagsan caalamka, sidaa darteed waxaa daaha laga rogay laacibiinta dhalinta yar oo ay Madrid ku riyooneyso inay mustaqabalka dhow lasoo saxiixato.

Ma ahan wax xaqiiqo ah in xidigahan dhamaantood ay Real Madrid mustaqbalka dhow lasoo saxiixan doonto balse laacibiintaan intooda badan liiska Madrid ay ku jiraan waxayna kala yihiin:

Marco Verrata (PSG)

Raheem Sterling (Liverpool)

Paul Pogba (Juventus)

David De Gae (Man United)

Ignazio Martines (Real Soceidad)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>