Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Xidigaha Qiimahaha Jaban Lagu Qaatay Xili Cayaareedkan Balse Waxqabadkoods Aadka U Sareeyo

Waa Kuwee Xidigaha Qiimahaha Jaban Lagu Qaatay Xili Cayaareedkan Balse Waxqabadkoods Aadka U Sareeyo


Shaqiri

Madaama xili cayaareedkan 2014/15 uu haata heer gabo gabo afka lasoo galaayo waxaa qiimeyn gaar ah lagu sameeyay xidigaha la imaadeen waxqabad ka sareeyo lacagaha lagu soo iibsaday.

Kadib falanqeyn dheer kadib 12-cayaaryahan ayaa loo arkay inay xili cayaareedkan la imaadeen waxqabad aad u sareeyo sidoo kalena qiimaha laga soo bixiyay mid ka sareeyo ayay haatan u qalmaan.

  1. Xherdan Shaqiri: waxay Inter Milan kusoo iibsatay €15 million
  2. Hakan Calhanoglu: waxay kooxda Leverkusen kusoo iibsatay €14.5 million
  3. Ryan Bertrand: waxay Southampton kusoo iibsatay €13.34 million
  4. Manolo Gabbiadini: waxay Napoli ku iibsatay €12.5 million
  5. Nicolas Otamendi: waxay Valencia kusoo iibsatay €12 million
  6. Xabi Alonso: waxa Bayern Munich kusoo iibsatay €10 million
  7. Juan Bernat: waxay Bayern Munich kusoo iibsatay €10 million
  8. Shkodran Mustafi: waxay Valencia kusoo iibsatay €8 million
  9. Yacine Brahimi: waxay FC Porto kusoo iibsatay €6.5 million
  10. Lukasz Fabianski: wuxuu Swansea City ugu yimid si lacag la’aan ah
  11. Jeremy Menez: wuxuu AC Milan ugu yimid si lacag la’aan ah
  12. Eric Maxim Choupo-Moting: wuxuu Schalke 04 ugu yimid si lacag la’aan ah
CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>