Home » Horyaalada » italian Serie A » Waa Kuwee Xidigaha Sida Xorta Ah Lagu Qaadan Karo Serie A-da Marka Uu Xili Cayaareedkan Dhamaado

Waa Kuwee Xidigaha Sida Xorta Ah Lagu Qaadan Karo Serie A-da Marka Uu Xili Cayaareedkan Dhamaado


chiellini-buffon_GN

Madaama horyaalka Talyaaniga uu haatan si wanaagsan u socdo xili cayaareedkan 2014/15 waxaa daaha laga rogay xidigo kooban oo kooxahooda si xor ah kaga tagi doonaan marka uu xili cayaareedkan dhamaado.

Dhamaan xidigaha ku xusan qoraalkan qandaraaska ay kooxahooda kula jiraan wuxuu ku egyahay dhamaadka xili cayaareedkan, hadaba hoos kaga bogo xidigaha Serie A-da haatan ku sugan ee bisha June sanadka dambe kooxahooda si xor ah kaga tagi karaan:

Gianluigi Buffon – Juventus – waa 36-jir

Giorgio Chiellini – Juventus – waa 30-jir

Stephan Lichtsteiner – Juventus – waa 30-jir

Miroslav Klose – Lazio – waa 36-jir

Andrea Ranocchia – Inter – waa 26-jir

Nigel de Jong – AC Milan – waa 29-jir

Christian Maggio – Napoli – waa 32-jir

Giampaolo Pazzini – AC Milan – waa 30-jir

Sebastian Giovinco – Juventus – waa 27-jir

Alberto Aquilani – Fiorentina – waa 30-jir

Ignazio Abate – AC Milan – waa 27-jir

Seydou Keita – Roma – waa 34-jir

Jonathan – Inter – waa 28-jir

Neto – Fiorentina – waa 25-jir

Cristian Ledesma – Lazio – waa 32-jir

Juan Vargas – Fiorentina – waa 31-jir

Philippe Mexes – AC Milan – waa 32-jir

F.G: Xidigahan qaarkood qandaraaska ayaa loo kordhin karaa inta uu xili cayaareedkan socdo balse xogtan ayaa ku saleesan kaliya xaalada ay haatan ku sugan yihiin, inkastoo ay wax badan isbadali karaan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>