Waxaa lasoo bandhigay xog looga hadlaayay xidigaha ugu farsamada wanaagsan xiligan qaarada Yurub waxayna xogtaan sheegeysaa in laacibiintan ay leeyihiin farsamo aad u sareyso.
Dhanka goosmada iyo diribiliinka aad ayay ugu sareeyaan, hadaba yaa ka mid ah xdigaha marka ay kubada qabsadaan ugu yaraan labo daafac si sahal ugu gambin karaan hadii aanan la jalaafin:
Eden Hazard (Chelsea and Belgium)
Raheem Sterling (Liverpool and England)
Angel Di Maria (Manchester United and Argentina)
Cristiano Ronaldo (Real Madrid and Portugal)
Luis Suarez (Barcelona and Uruguay)
Neymar (Barcelona and Brazil)
Gareth Bale (Real Madrid and Wales)
Franck Ribery (Bayern Munich and France)
Andres Iniesta (Barcelona and Spain)
Arjen Robben (Bayern Munich and the Netherlands)
Lucas Moura (Paris Saint-Germain and Brazil)
Philippe Coutinho (Liverpool and Brazil)
Alex Oxlade-Chamberlain (Arsenal and England)
Mesut Ozil (Arsenal and Germany)
Sergio Aguero (Manchester City and Argentina)
Juan Mata (Manchester United and Spain)
xaaji
16-October-2014 at 12:33 pm
been Ayaad soo aqrineesaan Ma Ronalado Laba xidg inta kubad la dhex galay ka farsameestan asiguu aan tuurasho isticmaalin