Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwee Xidigaha Ugu Wanaagsan Dhalinta Rigoorooyinka Laga Soo Bilaabo Sanadii 2010

Waa Kuwee Xidigaha Ugu Wanaagsan Dhalinta Rigoorooyinka Laga Soo Bilaabo Sanadii 2010


Best Penalty Takers

Marka ay timaado dhalinta goolku laadka ama rigoorada waxay u baahan tahay geesinimo dheeraad ah sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigaha ku caan baxeen dhalinta rigoorooyinka.

Inta badan laacibiintaan waxaa lagu tilmaamay kuwo qaladkooda yar yahay marka ay tuurayaan goolku laadka. Hadaba waxaa daaha laga rogay xidigaha ugu wanaagsan dhalinta rigoorooyinka 5-horyaal ee Yurub ugu caansan.

Waxaana xogtaan lagu saleeyay laga soo bilaabo sanadii 2010, dabcan laacib waxaa lagu qiimeeyay kartiada iyo awooda uu u leeyahay dhalinta rigoorooyinka.

 Hadaba hoos kaga bogo xidigaha ay aadka u sareyso dhalinta rigoorooyinkooda:

8. Frank Lampard (Manchester City): wuxuu dhaliyay 43-rigoore asigoo tuurtay 49-rigoore!

7. Sejad Salihovic (Hoffenheim): wuxuu dhaliyay 21-rigoore asigoo tuurtay 24-rigoore.

6. Cristiano Ronaldo (Real Madrid): wuxuu dhaliyay 35-rigoore asigoo loo dhigay 37-rigoore.

5. Giuseppe Rossi – Fiorentina: 12-rigoore ayuu dhaliyay asigoo loo dhigay 13-rigoore.

4. Leighton Baines – Everton: 12-rigoore ayuu dhaliyay asigoo loo dhigay 13-rigoore.

3. Mario Balotelli – Liverpool: 25-rigoore ayuu dhaliyay asigoo loo dhigay 26-rigoore!

2. Ryad Boudebouz – SC Bastia: 11-rigoore ayaa loo dhigay dhamaana wuu wada dhaliyay!

1.Eden Hazard – Chelsea: 16-rigoore ayaa loo dhigay dhamaana wuu wada dhaliyay!!

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>