Madaama horyaalada Yurub ay haatan marayaan meel xasaasi ah waxaa si gaar ah loogu kuur galay horyaalada Yurub ugu caansan iyo xidigaha ilaa haatan wacdaraha ka dhigayaan.
Sidaa darteed 10-laacib ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa xili cayaareedkan ugu waxqabadka wanaasan horyaalada Yurub ugu caansan, waxaana xusid mudan in xidigahan lagu soo xushay waxqabadkooda aadka u sareeyo.
Hadaba hoos kaga bogo laacibiinta ilaa haatan qaarada Yurub ugu wanaagsan xili cayaareedkan 2014/15 markii uu bilaawday ilaa hatan:
10) Sergio Aguero, Manchester City
9) Alexis Sanchez, Arsenal
8) Naldo, Wolfsburg
7) Eden Hazard, Chelsea
6) Kevin De Bruyne, Wolfsburg
5) Alexandre Lacazette, Lyon
4) Diego Costa, Chelsea
3) Arjen Robben, Bayern Munich
2) Lionel Messi, Barcelona
1) Cristiano Ronaldo, Real Madrid
abdirashid
November 10, 2014 at 9:55 am
cesc fabregas and neymar jr