Home » Maxaa Cusub » Waa Maxay Faa’idada Ugu Jirto Cazorla Dhaawaca Mesut Ozil?

Waa Maxay Faa’idada Ugu Jirto Cazorla Dhaawaca Mesut Ozil?


Santi

Kooxda Arsenal waxay mudo sedex bilood iyo ka badan weyn doontaa xidigeeda tayada wanaagsan Mesut Ozil oo dhawaan dhaawac dhanka jilibka ah kusoo baxay, balse maqnaanshaha Ozil hal xidig ayay dan weyn ugu jirta.

Waana kubad sameeyaha reer Spain Santi Cazorla oo xili cayaareedkan booskiisii kowaad lumiyay, xidigan ayaa diyaar u ah inuu gashto kabihii uu Ozil iska siibay sidoo kalena fursadan qaaliga ah ka faa’iideesto.

Santi Cazorla 3-bilood ee nagu soo fool leh asiga ayaa ahaan doono hogaamiyaha Arsenal sidoo kalena wuxuu fursad u heli doonaa inuu is muujiyo madaama dhawaanahan uu tababare Wenger kalsoonida kala laabtay laacibkan waaya araga ah.

Macalin Wenger ayaa la filaa inuu dib ugu laabto cayaarista shaxda 4-2-3-1 waana nidaam uu aad ugu habo yahay Santi Cazorla sida darteed xidiga reer Spain maqnaanshaha Ozi dan weyn ayaa ugu jirto.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Waa Maxay Faa’idada Ugu Jirto Cazorla Dhaawaca Mesut Ozil?

  1. abu ozil Reply

    13-October-2014 at 11:07 pm

    kkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>