Home » Maxaa Cusub » Wararka Suuqa Liverpool: Heshiiska Mateo Kovacic, Weeraryahan Ka Tagaya Anfield, Maxaase Laga Yiri Xiisaha Arturo Vidal

Wararka Suuqa Liverpool: Heshiiska Mateo Kovacic, Weeraryahan Ka Tagaya Anfield, Maxaase Laga Yiri Xiisaha Arturo Vidal


Liverpool transfer Live

Starsports ayaa soo koobeysa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay warbaahinta caalamka ka qortay Liverpool.

MATEO KOVACIC

Sida laga soo xigtay Vecernji List oo ka mid ah warbaahinta dalka Croatia kooxda Liverpool waxey heshiis shaqsi ah la gaartay da’yarka kooxda Inter Milan Mateo Kovacic.

21-jirkaan heerka caalami ayaa bartilmaameed buuxa u ah macalin Branden Rodgers wuxuuna doonayaa inuu ku buuxiyo booska Steven Gerrard.

Liverpool waxey diyaar u tahay iney Inter ku wareejiso lacag dhan 18 Malyan Oo Pound.

FABIO BORINI:

SS Lazio ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto Fabio Borini oo ka tirsan Liverpool sida ay qortay Daily Mail.

Reds waxey diyaar u tahay iney iska iibiso Borini, madama uu xidigaan ku guuleysan waayay inuu boos joogto ah ka helo kooxda.

Lazio waxey diyaar u tahay iney iibsato xidigaan heerka caalami waxaana macquul ah in lasoo dhameeyo heshiiska goor dhaw.

ARTURO VIDAL:

Liverpool waa laga nixiyay madama si cad loogu sheegay in Arturo Vidal uusan iib aheyn isla markaana ay raadsadaan xidig kale oo ay la saxiixdaan.

Giuseppe Moratta oo ah agaasimaha ciyaaraha Juventus ayaa si cad u sheegay in Vidal uusan xagaagan ka dhaqaaqi doonin kooxda.

Wararkii Liverpool la xiriirinaya Vidal ayaa soo dhamaanaya waxeyna kooxdan ku dooneysay aduun dhan 25 Malyan Oo Pound.Starsports ayaa soo koobeysa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay warbaahinta caalamka ka qortay Liverpool.

MATEO KOVACIC

Sida laga soo xigtay Vecernji List oo ka mid ah warbaahinta dalka Croatia kooxda Liverpool waxey heshiis shaqsi ah la gaartay da’yarka kooxda Inter Milan Mateo Kovacic.

21-jirkaan heerka caalami ayaa bartilmaameed buuxa u ah macalin Branden Rodgers wuxuuna doonayaa inuu ku buuxiyo booska Steven Gerrard.

Liverpool waxey diyaar u tahay iney Inter ku wareejiso lacag dhan 18 Malyan Oo Pound.

FABIO BORINI:

SS Lazio ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabto Fabio Borini oo ka tirsan Liverpool sida ay qortay Daily Mail.

Reds waxey diyaar u tahay iney iska iibiso Borini, madama uu xidigaan ku guuleysan waayay inuu boos joogto ah ka helo kooxda.

Lazio waxey diyaar u tahay iney iibsato xidigaan heerka caalami waxaana macquul ah in lasoo dhameeyo heshiiska goor dhaw.

ARTURO VIDAL:

Liverpool waa laga nixiyay madama si cad loogu sheegay in Arturo Vidal uusan iib aheyn isla markaana ay raadsadaan xidig kale oo ay la saxiixdaan.

Giuseppe Moratta oo ah agaasimaha ciyaaraha Juventus ayaa si cad u sheegay in Vidal uusan xagaagan ka dhaqaaqi doonin kooxda.

Wararkii Liverpool la xiriirinaya Vidal ayaa soo dhamaanaya waxeyna kooxdan ku dooneysay aduun dhan 25 Malyan Oo Pound.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Wararka Suuqa Liverpool: Heshiiska Mateo Kovacic, Weeraryahan Ka Tagaya Anfield, Maxaase Laga Yiri Xiisaha Arturo Vidal

  1. nuur Reply

    6-June-2015 at 2:02 pm

    Mash Allah good hiilkubad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>