Kooxda Liverpool haatan jah wareer xoogan ayay ku jirtaa wuxuuna macalin Brenden Rodgers garan la’yahay halka ay wax ka qaldan yihiin waayo waqtigan oo kale xili cayaareedkii hore Liverpool hawada sare ayay mareesay.
Balse xili cayaareedkan Reds kaalin aysan fileyn ayay ku jirtaa waxaana ku xun xaalka hadaba waxaa lasoo bandhigay 11-laacib oo kooxdan faca weyn mushaar badan todobaad walbo ka qaataan balse haatan uu waxqabadkooda aad u hooseeyo.
Waxayna xidigahaas kala yihiin:
Kolo Toure – £60,000
Simon Mignolet – £60,000
Lucas Leiva – £65,000
Jose Enrique – £65,000
Dejan Lovren – £70,000
Adam Lallana – £75,000
Mamadou Sakho – £75,000
Martin Skrtel – £90,000
Glen Johnson – £90,000
Mario Balotelli – £110,000
Steven Gerrard – £140,000