Quburada ka faalooto kubada cagta dalka England ayaa qiimeyn ku wadeen maal mihii ugu dambeeyay 10-sano ee aan kasoo gudubnay iyo xidigaha wacdaraha ka dhigeen Premiership-ka Englanad.
Sidaa darteed waxaa haatan daaha laga qaaday 11-kii xidig ee ugu wanaagsanaa horyaalka England kuwas oo 10-sano ee ugu dambeesay wacdaro xoog leh ka dhigeen EPL.
Hadaba xogtaan ayaa lagu saleeyay laga soo bilaabo xili cayaareedkii 2004/05 ilaa 2014/15 xidigaha ugu waxqabadka wanaagsanaa Premiership-ka England waxaana ka mid ah:
Goolhaye: Petr Cech (Chelsea)
Daafaca: Branislav Ivanovic (Chelsea), Patrice Evra (Man United), John Terry (Chelsea), Nemanja Vidic (Man United)
Khadka dhexe: Yaya Toure (Man City), Cesc Fabregas (Arsenal/Chelsea), Eden Hazard (Chelsea), Gareth Bale (Tottenham)
Weerarka: Luis Suarez (Liverpool), Robin van Persie (Arsenal/Man United)