Inkastoo Chelsea ay xili cayaareedkan ku guuleesatay horyaalka England hadana warbixin cusub ayaa lagu sheegay in taageerayaasha Blues ay yihiin kuwa aan farxad badan heesanin.
Shirkad lagu magacaabo Shine Communications aya sameesay daraasad lagu ogaanayay kooxaha horyaalka England iyo farxada ay heestaan taageerayaashooda waxaana xogtaan lagu soo daabacay ondon Evening Standard.
Hadaba shirkadan baaritaaanka ay sameesay waxaa lagu saleeyay dhamaan kooxaha horyaalka England ka qayb qaateen xili cayaareedkii dhawaa sida ay taageerayaashooda uga dhex muuqdaan goobaha ay bulshada ku wada sheekeestaan sida Twitter-ka oo kale.
Waxaana la fiiriyay taageerayaasha kala duwa sida ay faalo uga bixiyeen ama uga hadleen guud ahaan kooxahooda xili cayaareedkii dhawaa.
Sidaa darteed taageerayaasha Chelsea waxaa lagu tilmaamay kuwo aan faraxd heesanin madaama aysan Twitter-ka warar cusub soo dhigin ama faalo badan aysan ka bixinin guud ahaa kooxdooda kulamadii ay cayaartay xili cayaareedkii dhawaa.
Waxaa lala yaaay in naadiga Swansea City taageerayaashooda ay noqdeen kuwa farxada ugu badan heestaan xili cayaareedkii dhawaa sidoo kalena si joogto ah Twiter-ka farxadooda ugu muujinayeen.
Guud ahaan hoos kaga bogo 20-ka naadi ee xili cayaareedkii hore EPL ka qayb qaateen iyo taageerayashooda farxada ay heestaan sida loo qiimeeyay: