Home » Horyaalada » italian Serie A » Warbixin: Juventus Oo Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Goolhaye Neto Kaga Adkaan Rabta Liverpool

Warbixin: Juventus Oo Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Goolhaye Neto Kaga Adkaan Rabta Liverpool


Norberto Neto

Liverpool ayaa xiiso gaar ah u qabtay saxiixa goolhaye Norberto Neto oo ku sugan kooxda Fiorentina ee dalka Talyaaniga.

Kooxda Anfield Road ka dhisan ayaa si ba’an loola xiriirinayay goolhaye Norberto Neto, madama ay damacsan tahay iney keensato goolhaye la tartamo Simon Mignolet.

Si kastaba Express ayaa qirtay in goolhaye Norberto Neto uu aad u doonayo ku biiritaanka kooxda Juventus, halkii uu ka aadi lahaa Liverpool.

Liverpool ayey xaajadu ku adkaatay waxeyna ku qasban tahay iney u dhaqaaqdo goolhaye kale waxeyna isha la raaceysaa haatan Matt Ryan oo ka tirsan kooxda Club Brugge.

Ugu dambeyntii Norberto Neto ayaa jecel inuu xirto maaliyada cadaan iyo madowga ah ee kooxda Juventus madama uu Serie A-da jecel yahay.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>