Home » Maxaa Cusub » Warbixin: Manchester United Oo Xiiseyneysa Saxiixa Daafaca Kooxda Lille Simon Kjaer

Warbixin: Manchester United Oo Xiiseyneysa Saxiixa Daafaca Kooxda Lille Simon Kjaer


Simon Kjaer

Kooxda Manchester United ayaa ku warantay iney xiiso u qabto daafaca xulka Denmark iyo kooxda reer France Lille Simon Kjaer.

Simon Kjaer ayaa qaab ku jira haatan qaab ciyaareed qurux badan taasna waxey sababtay in kooxo ka dhisan yurub ay hami kasoo yeeshaan waxaana horay loola xiriirinayay kooxda Juventus ee dalka talyaaniga.

Si Kastaba The Express ayaa qirtay in Daafacaan heerka caalami ee Denmark uu bartilmaameed u yahay macalin Louis Van Gaal.

Daafacii hore kooxda Wolfsburg ayaan la hubin inuu qaadi doono wadadii uu qaaday Mats Hummels kaas oo beeniyay inuu Sir Alex Ferguson kula balamay inuu Old Trafford imaan doono.

Ugu dambeyntii United ayaa dooneysa iney adkeyso daafaceeda xili ciyaareedka soo aadan iyadoo liis badan u diyaarsatay suuqa kala iibsiga bisha soo aadan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>