Home » Maxaa Cusub » Warbixin: Robin van Persie Oo Ka Mid Noqon Doono Xidigaha Ugu Caansan Ee Horyaalka Turkiga Kasoo Muuqday

Warbixin: Robin van Persie Oo Ka Mid Noqon Doono Xidigaha Ugu Caansan Ee Horyaalka Turkiga Kasoo Muuqday


RVP

Weeraryahanka reer Holland Robin van Persie ayaa aqbalay inuu kooxda Fenerbahce ku biiro sidoo kalena xidigan diyaar ayuu u yahay inuu Old Trafford isaga dhaqaao.

Hadaba saxaafada dalka Turkiga ayaa siweyn isugu diyaarineyso inay RVP soo dhaweeyaan waxayna ku darsadeen liiska xidigaha ugu caansan ee horyaalka Turkiga kasoo muuqdeen.

Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan xidigaha ugu caansan ee horyaalka Turkiga kasoo muuqdeen:

1) Didier Drogba (Galatasaray)

2) Roberto Carlos (Fenerbahce)

3) Dirk Kuyt (Fenerbahce)

4) Wesley Sneijder (Galatasaray)

5) Demba Ba (Besiktas)

6) Arda Turan (Galatasaray)

7) Hakan Sukur (Galatasaray, Sakaryaspor, Bursaspor)

8) Nani (Fenerbahce)

9) Lukas Podolski (Galatasaray)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>