Home » Horyaalada » La Liga Spain » Warbixin: Waa Kuwee Saxiixyada Ku Fashilmeen Inay Real Madrid Ka Dhex Muuqdaan

Warbixin: Waa Kuwee Saxiixyada Ku Fashilmeen Inay Real Madrid Ka Dhex Muuqdaan


Kaká_vs_Real_Sociedad_2011-02-06

Laacibiinta aduunka ugu tayada wanaagsan waa hore iyo waagan cusuba wuxuu mid walbo qalbiga ku hayaa inuu cayaaro kooxda Real Madrid oo ah naadiga ugu guulaha badan tartamada Yurub.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigo nasiib badan oo calfadeen inay xirtaan maaliyada Los Blancos hadana nasiib xun madaama ay ku fashilmeyn inay kooxdan ka dhex muuqdaan ama wax qabad dheeraad ah kusoo kordhiyaan.

Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan xidigahii ugu xumaa ee ebid Madrid lasoo saxiixato:

Freddy Rincon (Colombia)

Ze Roberto (Brazil)

Robert Jarni (Croatia)

Albano Bizzarri (Argentina)

Elvir Baljic (Bosnia)

Flavio Conceicao (Brazil)

Pedro Munitis (Spain)

Jonathan Woodgate (England)

Walter Samuel (Argentina)

Thomas Gravesen (Denmark)

Carlos Diogo (Uruguay)

Antonio Cassano (Italy)

Royston Drenthe (Holland)

Javier Saviola (Argentina)

Emerson (Brazil)

Robinho (Brazil)

Julien Faubert (France)

Kaka (Brazil)

Hamit Altintop (Turkey)

Pedro Leon (Spain)

Michael Essien (Ghana)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>