Home » Maxaa Cusub » Warbixin: Waa Kuwee Weeraryahanada Caalamka Ugu Wanaagsan Xiligan Ee Xulalkooda Caawiyay

Warbixin: Waa Kuwee Weeraryahanada Caalamka Ugu Wanaagsan Xiligan Ee Xulalkooda Caawiyay


Neymar

Waxaa haatan lagu dhex jiraa maal mihii xulalka aduunka ay cayaari lahaayeen kulamo saaxiibtinimo ama kulamo caalami ah sidaa darteed waxaa daaha laga qaaday weeraryahanada xulalkooda sida joogtada a u caawiyay.

Hadaba weeraryahanadan waxaa lagu xusahy shaqada culus oo ay xulalkooda u qabtaan iyo goolasha ay dhaliyeen.

Sidaa darteed hoos kaga bogo weeraryahanada ugu wanaagsan xiligaan ee xulalkooda caawiyaan:

Thomas Muller (Germany)

Neymar (Brazil)

Robert Lewandowski (Poland)

Wayne Rooney (England)

Lionel Messi (Argentina)

Cristiano Ronaldo (Portugal)

Andriy Yarmolenko (Ukraine)

Gareth Bale (Wales)

Robbie Keane (Republic of Ireland)

Luis Suarez (Uruguay)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>