Home » Horyaalada » La Liga Spain » Warbixin: Waa Kuwee Xidigaha Goolasha Ugu Badan Ka Caawiyay C. Ronaldo Inuu Dhaliyo

Warbixin: Waa Kuwee Xidigaha Goolasha Ugu Badan Ka Caawiyay C. Ronaldo Inuu Dhaliyo


Ronaldo

Cristaino Ronaldo xili cayaareedkan waa gool dhaliyaha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena xili cayaareed walbo goolal sare u dhaafayo 40-gool ayuu dhamaan tartamada kala duwan ka dhaliyaa.

Sida darteed waxaa lasoo bandhigay warbixin ka hadleyso xidigaha ku caawiyeen Ronaldo inuu goolashan tirada badan dhaliyo waayihii Man United iyo xitaa xiliga uu haatan Madrid ku qaadanaayo.

Hadaba hoos kaga bogo 10-laacib oo inta badan baaseen ama dhiibeen goolasha uu Cristiano dhaliyay ilaa haatan:

10) Sergio Ramos – 9 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

9) Kaka – 9 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

8) Xabi Alonso – 9 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

7) Wayne Rooney – 10 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

6) Grathe Bale – 14 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

5) Gonzalo Higuain – 15 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

4) Ryan Giggs – 16 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

3) Angel Di Maria – 22 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

2) Karim Benzema – 25 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

1) Mesut Ozil – 27 kubadood ayuu Ronaldo siiyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>