Home » Horyaalada » Bundesliga » Warbixin: Waa Kuwee Xidigaha Ugu Goolasha Badan Horyaalada Yurub Ugu Caansan Iyo Kuwa Ugu Kubad Dhiibista Badan

Warbixin: Waa Kuwee Xidigaha Ugu Goolasha Badan Horyaalada Yurub Ugu Caansan Iyo Kuwa Ugu Kubad Dhiibista Badan


Cristiano

5-horyaal ee Yurub ugu caansan haatan waxay marayaan meel xasaasi ah sidaa darteed waxaan idiin heynaa xidigaha ilaa haatan ugu goolasha badan horyaalada Yurub iyo sidoo kalena kuwa ugu kubad dhiibista badan.

Waxaa xusid mudan in Cristiano Ronaldo uu haatan yahay laaacibka horyaalada Yurub ugu caansan ugu goolasha badan wuxuuna ilaa haatan La Ligaha Spain ka dhaliyay 16-gool.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha goolasha badan ka dhaliyeen horyaalada Yurub ugu caansan (EPL, La Liga, Bundesliga, Serie A & Ligue 1):

No. Cayaaryahan Goolasha
1. Cristiano Ronaldo (Real Madrid) 16
2. André-Pierre Gignac (Marseille) 10
3. Neymar (Barcelona) 9
4. Diego Costa (Chelsea) 9
5. Sergio Aguero (Man City) 9
6. Alexandre Lacazette (Lyon) 8
7. José Callejón (Napoli) 7
8. Saido Berahino (West Brom) 7
9. Lionel Messi (Barcelona) 7
10. Carlos Bacca (Sevilla) 7

 

Haatana Hoos Kaga Bogo Xidigaha Ugu Kubad Dhiibista Badan Horyaalada Yurub Ugu Caansan Xili Cayaareedkan 2014/15 Ilaa Haatan:

Cesc Fàbregas (Chelsea): 8-kubadood ayuu dhiibay

Dusan Tadic (Southampton): 7-kubadood ayuu dhiibay

Gylfi Sigurdsson (Swansea City): 7-kubadood ayuu dhiibay

Lionel Messi (Barcelona): 7-kubadood ayuu dhiibay

Leighton Baines (Everton): 6-kubadood ayuu dhiibay

2 Responses to Warbixin: Waa Kuwee Xidigaha Ugu Goolasha Badan Horyaalada Yurub Ugu Caansan Iyo Kuwa Ugu Kubad Dhiibista Badan

  1. habane Reply

    October 28, 2014 at 8:33 am

    waa warbixin sax ah laakiin wali way socotaa waa hadda halkay marayso waxaanan filaynaa inay sidaa ka dudwanaato marka ay dhamaato xilliciyaareedkan oo gaalashu bataan kubad dhiibistuna intaa ka badato ciyaartoyaduna ay isdhaafi doonaan

  2. mohaa arsinal Reply

    October 29, 2014 at 9:21 am

    warbixuntaani sax ma aha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>