Horyaalka England waa horyaalka aduunka ugu dhibka badan sidoo kalena waxaa laga cayaaraa kubad xawaare iyo karti ku dheehan, sidaa darteed waxaa lasoo saarin warbixin si gaar ah loogu weeraraayo laacibiinta haatan EPL kasoo muuqdaan balse tababar ahaan kubada sii cayaari karin.
Xidigahan tayadooda ma xumo balse xiligan lama jaan qaadi karaan kubada waalida ah ee EPL laga cayaaro sidaa darteed waxaa u wanaagsan inay hawo gadis sameeyaan oo ay xirfadooda cayaareed inta ooga harsan meelo kale ku qarash gareeyaan.
Waxayna laacibiintaas kala yihiin:
Mikel Arteta, Arsenal
Wes Brown, Sunderland
Sylvain Distin, Everton
Steven Gerrard, Liverpool
Glen Johnson, Liverpool
Steven Taylor, Newcastle United
Yaya Toure, Manchester City