Theo Walcott ayaa qalinka ku duugay heshiis 4-sano ah sidoo kalena hada kadib todobaad walbo wuxuu garoonka Emirates ka qaadan doonaa £140,000.
Hadaba waxaa shaaca laga qaaday xidigo badan oo caan ah kuwaas oo uu Theo Walcott ka mushaar batay waxaana ka mid ah xidigahaas:
1) Alexis Sanchez (Arsenal): £130,000 ayuu todobaad walbo qaataa
2) Philippe Coutinho (Liverpool): £60,000 ayuu todobaad walbo qaataa
3) James Rodriguez (Real Madrid): £120,000 ayuu todobaad walbo qaataa
4) David de Gea (Manchester United): £75,000 ayuu todobaad walbo qaataa
5) Vincent Kompany (Manchester City): £120,000 ayuu todobaad walbo qaataa
6) Samir Nasri (Manchester City): £120,000 ayuu todobaad walbo qaataa
7) Thomas Muller (Bayern Munich): £105,000 ayuu todobaad walbo qaataa
8) Arjen Robben (Bayern Munich): £112,000 ayuu todobaad walbo qaataa
9) Javier Mascherano (Barcelona): £100,000 ayuu todobaad walbo qaataa
10) Gerard Pique (Barcelona): £120,000 ayuu todobaad walbo qaataa