Home » Maxaa Cusub » Wax Ka Ogaaw Weeraryahanka Haatan Suuqa Yurub Laga Heli Karo Ee Doonaya Inay Kooxahooda Isag Tagaan

Wax Ka Ogaaw Weeraryahanka Haatan Suuqa Yurub Laga Heli Karo Ee Doonaya Inay Kooxahooda Isag Tagaan


Higuain

Kooxaha Arsenal iyo Man United waxaa madax xanuun ku haayo inaysan weli helin weeraryahan tayo wanaagsan.

Labadan naadi wey ku qasban yihiin ka hor inta uusan xili cayaareedka cusub 2015/16 bilaabanin inay helaan weeraryahan wax gal ah.

Sidaa darteed waxaa daaha laga qaaday weerarayahanada xagaagan la heli karo kuwaas oo doonayaan inay kooxahooda isaga hayaamaan.

Dabcan waa qasab xidigahan inay Man United iyo Arsenal la xariiri doonaan si ay xagaagan gacanta kuwo ka mid ah ugu soo dhigaan waxaana ka mid ah:

HARRY KANE | TOTTENHAM | Qiimaha la dul dhigay: £50m

THOMAS MULLER | BAYERN MUNICH | Qiimaha la dul dhigay: £60m

KARIM BENZEMA | REAL MADRID | Qiimaha la dul dhigay: £45m

EDINSON CAVANI | PARIS SAINT-GERMAIN | Qiimaha la dul dhigay: £50m

ROBERT LEWANDOWSKI | BAYERN MUNICH | Qiimaha la dul dhigay: £35m

EDIN DZEKO | MANCHESTER CITY | Qiimaha la dul dhigay: £18m

SAIDO BERAHINO | WEST BROM | Qiimaha la dul dhigay: £20m

GONZALO HIGUAIN | NAPOLI | Qiimaha la dul dhigay: £30m

ALEXANDRE LACAZETTE | LYON | Qiimaha la dul dhigay: £35m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>