Home » Horyaalada » italian Serie A » Wax Ka Ogaaw Xidigaha Ay Juve Iska Iibisay Iyo Lacagaha Ugu Badnaa Oo Ay Ka Heshay

Wax Ka Ogaaw Xidigaha Ay Juve Iska Iibisay Iyo Lacagaha Ugu Badnaa Oo Ay Ka Heshay


Zidane

From Zidane to Vidal kooxda Juve waxay ku caan baxday badanaa inay iska iibiso qaar ka mid ah xidigaheeda ugu wanaagsan.

Balse Juve waa naadi aan qiimo jaban kua fasixinin xidigaheeda sidaa darteed waxaan idiin heynaa taariikh ahaan xidigaha ay Juve iska fasaxday iyo lacagaha aadka u faraha badan oo ay iibkooda ka heshay:

Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan xidigaha ay macaash badan Juve ka heshay markii ay magaalada Turin ka dirtay:

15 | Alessandro Matri €11M (to Milan in 2013)

12= | Domenico Criscito €11.5M (to Genoa in 2008)

12= | Fabio Cannavaro €11.5M (to Real Madrid in 2006)

12= | Emerson €11.5M (to Real Madrid in 2006)

11 | Gianluca Zambrotta €14M (to Barcelona in 2006)

9= | Darko Kovacevic €15M (to Lazio in 2001)

9= | Christian Vieri €15M (to Atletico Madrid in 1997)

8 | Diego €15.5M (to Wolfsburg in 2010)

6= | Matteo Brighi €16M (to Roma in 2004)

6= | Thierry Henry €16M (to Arsenal in 1999)

5 | Angelo Peruzzi €19M (to Inter in 1999)

4 | Zlatan Ibrahimovic €25M (to Inter in 2006)

3 | Filippo Inzaghi €37M (to Milan in 2001)

2 | Arturo Vidal €40M (to Bayern Munich in 2015)

1 | Zinedine Zidane €73M (to Real Madrid in 2001)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>