Inta badan xidiga reer Brazil waa kuwo ugu waxqabadka wanaagsan caalamka sidaa darteed xili cayaareed walbo marka uu bilaaw yahay xidigaha reer Brazil waa kuwa ugu badan ee suuqa Yurub lagu kala iibsado.
Hadaba waxaan idiin heynaa ilaa haatan xidigaha reer Brazil kuwooda ugu caansan ee isbadal dhanka naadiyada ah sameeyeen lana filaayo xili cayaareedka cusub inay awood dheeri ah kusoo kordhiyaan.
Hadaba hoos kaga bogo xidigaha reer Brazil ee ilaa haatan suuqa Yurub lagu kala iibsaday:
Goolhaye Net Fiorentina aaday Juventus
Danilo FC Porto aaday Real Madrid
Miranda Atletico Madrid aaday Inter Milan
Souza Sao Paulo to Fenerbahce
Casemiro FC Porto aaday Real Madrid
Douglas Costa Shakhtar Donetski aaday Bayern Munich
Roberto Firmino Hoffienhem aaday Liverpool