Home » Maxaa Cusub » Wax Qabad Ahaan Waa Kuwee  5-Xidig Ee Kooxda Man United Ugu Wanaagsan Xili Cayaareedkan?

Wax Qabad Ahaan Waa Kuwee  5-Xidig Ee Kooxda Man United Ugu Wanaagsan Xili Cayaareedkan?


United

Madaama labadii todobaad ee ugu dambeesay lagu mashquulsanaa kulamada xulalka aduunka cayaarayaan waxaa qiimeyn gaar ah lagu sameeyay xidigaha ugu waxqabadka wanaagsan kooxda Man United ilaa haatan.

United marxalad adag ayay soo bartay bilawgii xili cayaareedkan balse 7-kulan kadib oo la cayaaray Premiership-ka England waa kuwee 5- xidig ee ugu waxqabadka wanaagsan kooxdan faca weyn:

5. Jonny Evans

4. Rafael

3. Ander Herrera

2. Phil Jones

1. Angel di Maria

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>