Home » Maxaa Cusub » Welbeck & Chamberlain Oo Laga Reebay Kooxda Arsenal Ee Wajaheysa West Brom, Lagana Yaabo Iney Seegaan Finalka FA Cupka

Welbeck & Chamberlain Oo Laga Reebay Kooxda Arsenal Ee Wajaheysa West Brom, Lagana Yaabo Iney Seegaan Finalka FA Cupka


Welbeck

Tababare Arsene Wenger ayaa weynaya afar ka mid ah ciyaartoydiisa kulanka uu Axada wajahi doono West Brom, waana kulanka ugu dambeeya horyaalka Ingiriiska.

Danny Welbeck ayaa seegi doona kulankaan isagoon wali kasoo kaban dhaawacii jilibka kasoo gaaray, waxaana suuragal ah inuu seego kulanka Finalka FA Cupka ee ay 30-ka May la yeelan doonaan Aston Villa.

Sidoo kale Mathieu Debuchy iyo Arteta ayaan wali ayagana kasoo kaban dhaawacyadii ay qabeen mudooyinkii ugu dambeeyay, halka Chamberlain isna wali uu dhaawac yahay.

Safka Arsenal Ee Kulanka West Brom:

Ospina, Bellerin, Mertesacker, Koscielny, Gibbs, Wilshere, Walcott, Ramsey, Ozil, Sanchez, Giroud, Szczesny, Gabriel, Monreal, Coquelin, Cazorla, Rosicky, Flamini.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>