Home » Maxaa Cusub » Wenger “Jose Mourinho Si Dhab Ah Ayuu Iiga Careysiisay”

Wenger “Jose Mourinho Si Dhab Ah Ayuu Iiga Careysiisay”


Wenger

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa raali ka bixiyay dagaalkii cuslaa ee dhex maray isaga iyo Jose Mourinho balse tababaraha reer France ayaa sheegay inuu ka carooday xurguftii dhex martay isaga iyo Mourinho.

“Arinkii na dhex maray aniga iyo Jose ahmiyad weyn ayaan siinay inkastoo ay ahayd wax iska yar”

“Aniga ma aanan galin xariiqda Chelsea, waana ka shaleynaa qalad walbo oo xageyga ka dhacay iyo rabshadii aan sameeyay”

“Sidoo kale Mourinho uu iga careesiiyay inkastoo aan xakameeyay darenkeyga hadana waan carooday xaqiiqdii”

Labadan macalin oo ah shaqsiyaad ku dayasho mudan ayaa gacanta iskula tagi rabeen kulankii Chelsea todobaadkii hore 2-0 ku suul daartay kooxda Arsenal.

Balse waa markii ugu horeesay ee uu Wenger raali galin ka bixiyo falkii dhacay, hadaba Jose Mourinho isagana raali galin maka bixin doonaa”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>