Home » Europe » Champions League » World All Stars vs Juve & Barca Legend: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Halyeeyada Ee Berlin Ka Dhici Doona

World All Stars vs Juve & Barca Legend: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Halyeeyada Ee Berlin Ka Dhici Doona


Olympiastation

Ka hor Finalaha koobka horyaalada Yurub waxaa magaalada Berlin ka dhici doono kulan xiiso badan kaasi oo dhex mari doono halyeeyaasha kooxaha Barcelona iyo Juventus oo hal naadi ah iyo halyeeyaal kubada cagta waa hore ka fariisteen kuwaas oo magaca xidigaha aduunka ku cayaari doonaan.

Kulankan xiisaha badan waxaa ka qayb qaadan doonaan ku dhawaad 25-cayaaryahan oo horey ugu guuleesteen koobka horyaalada Yurub iyo xidigo kale oo caan ah.

Juve iyo Barcelona halyeeyaashooda halka koox laga dhigay waxaa macalin u noqon doono Zico halka xidigaha aduunka kooxda matalayaan ay macalin u noqon doonaan Ruud Gullit iyo Peter Schmeichel.

Kulankan xiisaha badan ayaa ka dhici doono magaalada Berlin gaar ahaan goobta Platz des 18. März ee ku taalo Brandenburg Gate.

Kulankan xiisaha badan waxaa la cayaari doonaa 6:30 maqribnimo ee xiliga geeska Afrika  waxaana ka qayb qaadan doonaan xidigaha hoos ku qoran:

Champions league all stars (1)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>